Regional powers led by Kenya and Ethiopia have been working closely with it given sustainable peace and security unlike in the rest of Somalia.
ADDIS ABABA - Jabuuti ayaa bishan December la wareegaysa shir gudoonka guddoonka Gollaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (PSC). Gudiga waa hay'adda koowaad Ururka Midowga Afrika ee go'aan ka ...
Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki oo waraysi bixiyay ayaa arrinkan si weyn uga hadlay. MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki oo waraysi siiyey warbaahinta gudaha dalkaas ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa maanta wuxuu kormeeray xaruntan oo ku taalla magaalada Muqdisho. MUQDISHO, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Boliiska, ayaa booqday Xarunta Barbaarinta Agoonta ...
Eedeyntan ayaa noqoneysa tii ugu dambeysay ee la xiriirta khilaaf siyaasadeedka ee aadka u daran. MUQDISHO, Soomaaliya - Xiriirka aan wanaagsanayn ee u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo ...
Doonta ayaa u rarneyd ganacsato u badan beesha Missa ee degta bartamaha gobolka Kogi. MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan 27 qof ayaa ku dhintay dooni ku dagtay wabiga Niger ee bartamaha Nigeria, sida ...
Dhamaan dadka ku geeriyoodey weerarkan ayaa ahaa dad shacab ah oo ay ku jiraan caruur. DOOXA, Qadar - Wakaalada wararka ee Wafa ayaa ku warameysa in "tiro badan" oo dad ah ay ku hoos jiraan burburka ...
NAIROBI - Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa Sabtidii sheegay in isaga iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ay gacan ka geysan doonaan sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen Itoobiya iyo Soomaaliya ...
NAIROBI - Kenyan President William Ruto said on Saturday he and Ugandan President Yoweri Museveni would help mediate between ...